Ra’iisul Wasaare Rooble oo warqad deg-deg ah u diray madaxda dowlad goboleedyada

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warqad…

QM oo baaq deg-deg ah u dirtay Puntland iyo Jubbaland, ”waa niyad jab ka maqnaanshooda”!

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James swan ayaa ugu baaqay Maamullada Puntland iyo…

Hay’adda WHO oo baaq ka soo saartay dib u furista duulimaadyada Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday Dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah…

RW Kheyre oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dhibaatada Fatahaadaha

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda…

Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray Madaxda DF Soomaaliya +(SAWIRRO)

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo xiray shirka…

Sheekh Shariif oo DF Somaliya ugu baaqay inay sii daayaan dhammaan Suxufiyiinta u xiran

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Saxaafadda Soomaaliyeed ugu…

VIDEO: Dr Fuje: ”Maskarada waa xarago waana Fashion, madaxweyne & shacab iyo cid walba waa inay qaadataa!”

DF Somaliya oo ganacsatada ugu baaqday inay Safka hore ka galaan qorshaha ka hortagga Covid-19

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa ganacsatada…

C/weli Gaas oo baaq culus u diray dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyada dalka

Garoowe (Halqaran.com) – Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, ayaa ugu baaqay…