Madaxweyne Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho +( SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka, Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iy wafdi…

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo faah-faahin ka bixiyay dagaal ay Al-Shabaab kula galeen Awdiinle

Awdiinel (Halqaran.com) – Taliska Ciidanka Ciidanka dalka Soomaaliyeed ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaal ay Ciidanka xoogga…

Madaxweynaha KGS Laftagareen oo wasiirro xil ka qaadis ku sameeyay, kuwo kalena magacabay

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed (Laftagareen) ayaa Xil…

Dagaal ka dhacay duleedka Baydhabo & Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka warbixiyay

Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegaya, in dagaal khasaare…

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta muddo kordhin u sameeyay Madaxweyne Laftagareen

Baydhabo (Halqaran.com) – Xildhibaannada Baarlamaanka Koonfur Galbeed, ayaa isniinta maanta waxay muddo kordhin u sameeyen Madaxweyne…

Wasiir ka tirsan DF Somaliya oo sheegay inay dhawaan billaabaneyso soo xulista Xildhibaanada Koonfur Galbeed

Muqdisho (Halqaran.com) – Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta sheegay in…

SAWIRO-Kulan looga hadlaayey Sidii xal looga gaari lahaa Barakacyasha oo ka Dhacey Degmada Baydhabo.

Baydhabo (Halqaran.com)-Gudomiye ku xigeenka Degmada Baydhabo Dhinac maamulka Iyo Maaliyada oo manta Ku Dahfurey Kulan looga…

DAAWO SAWIRRO: Sida RW Xasan Cali Kheyre munaasabad sagootin ah loogu sameeyay magaalada Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay musaanabad…

DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo maanta booqday ciidamo tababar uga socda magaalada Baydhabo!

Baydhabo (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Isniintii maanta booqasho ugu tagay 415…

XOG: Maxaa ka Ogtahay in RW Kheyre uu dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ku wareejiyay 150,000 Dollar? +Ujeedka.

Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan…