Ra’iisul Wasaare Rooble oo warqad deg-deg ah u diray madaxda dowlad goboleedyada

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warqad…

Ururka IGAD oo soo dhaweeyay wada-hadallada DF Somaliya iyo dowlad goboleedyada

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Urur Goboledka IGAD ayaa wax ay war ka soo saareen xaaladda Siyaasadda Soomaaliya,…

Maxaad ka ogtahay in DF Somaliya ay horumar ka sameysay canshuur ka aruurinta Muqdisho?

Muqdisho (Halqaran.com) – Sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,…

XOG XASAASI: Xildhibaanada Labada Gole: DF Somaliya si shuruud la’aan xayiraada ha uga qaado shacabka Kismaayo.

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaano ka tirsan labadda gole ee baarlamaanka Soomaaliya oo Talaadadii shalay kulan ku…

WAR CUSUB: Maxaa ka Ogtahay in DF Soomaaliya ay hakisay bixinta Baasaboorka Somaliga? (Ogow Sababta!)

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in muddo Todobaad ah la hakiyay bixinta Baasaboorka…

XOG XASAASI: Xildhibaannada Mucaaradka iyo Ahlu Sunna oo isku-baheystay qorshe halis ku noqon kara DF Somaliya!

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in 24-kii saac ugu dambeeyay kulamo…

XOG: ”Waxa ka socda Dhuusamareeb waa Afduub, ee wax dib u heshiisiin ah kama wado DF Somaliya”

Galgaduud (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay qalqal-gelin dhanka ammaanka ah…

Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyo Ahlu Sunna iyo DF Somaliya lagu kala taageerayo ee ka dhacay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ka dhacay laba Banaanbax oo iska…