DEG DEG: Dhallinyaro Iska shaaheysay oo Caawa lagu laayay magaalada Muqdisho + (Ogow Sababta)
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow caawa naga soo gaaraya Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya, in dhallinyaro lagu laayay Degmadaasi. Muddooyinkii dambe Degmada Kaxda ayaa waxaa ka taagnaa xiisad…