Update: Booliska Soomaaliya oo soo qabtay eedeysane ku lug lahaa Kiiskii AUN Xamdi Maxamed Faarax

Muqdisho (Halqaran.com) – Taliye ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Gen. Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in xalay saqdii…

Madaxda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug oo kawada hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan…

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Hirshabeelle & Galmudug oo soo gaaray Muqdisho +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa gelinkii dambe soo gaaray…

Madaxda Koonfur Galbeed, Galmudug & Hirshabeelle oo shir uga furmay Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed uga…

Madaxweynaha Galmudug oo daahfuray mashruuca Biyoole +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Sabtidii maanta daahfuray mashruuca…

Galmudug, Koonfur Galbeed & Hirshabelle oo soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Garoowe

Muqdisho (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa si wadajir ah u soo…

Madaxweyne Qoorqoor oo dib ugu noqday Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Jimcihii maanta dib…

Galmudug oo ka warbixisay Wajiga labaad ee Shirka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa faah-faahin ka bixiyay Wajiga…

Galmudug: ‘‘Waanu ku filannahay sugidda ammaanka Madaxda maamul goboleedyada dalka‘‘

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa si weyn loo adkeeyay, xilli…

Maamulka Galmudug oo Tababar u furtay Ciidamo Cusub

Gelinsoor (Halqaran.com) – Wasiirka Amniga gudaha ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa tababar u furay…

Puntland, Galmudug leaders ink security cooperation deal in Galkayo

Puntland leader Saed Abdullahi Deni and his Galmudug counterpart Ahmed QoorQoor on Saturday signed security cooperation…

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan fool-ka-fool ah ku yeeshay Gaalkacyo +(SAWIRRO)

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Gaalkacyo kulan fool ka fool ah ku yeeshay madaxweynayaasha maamullada Galmudug…