Meydka madaxweynihii hore ee Puntland oo maanta lagu aasay Garoowe +(SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) – Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland, marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa…

Senator Faroole: ‘‘Farmaajo si cad ayuu u jebiyay dastuurkii, dalkiina god buu ku sii wadaa”

Garowe (Halqaran.com) – Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ka tirsan Senatorada Golaha Aqalka Sare ee…

Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa oo ugu dambeyn ka heshiiyay khilaafkii

Garowe (Halqaran.com) – Khilaafkii u dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Puntland iyo ku-xigeenkiisa ayaa Talaadada maanta ah la…

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka hor-yimid magacaabistii golaha wasiirada ee Saciid Deni

Garowe (Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa Sabtida maanta…

Maxaa ka jira in uu Khilaaf soo kala dhex galay madaxweynaha Puntland iyo Ku-xigeenkiisa?

Garowe (Halqaran.com) – Kaddib markii Khamiistii shalay uu madaxweynaha maamulka Puntland uu xilkii ka qaaday Taliye…

Wasiirro ka tirsan Puntland oo laga helay Cudurka Coronavirus iyo qofkii labaad oo u dhintay cudurkaasi

Garowe (Halqaran.com) – Puntland ayaa soo bandhigay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Coronavirus, kuwaasi oo baaritaan…

AKHRISO: Puntland oo diiwaangelisay kiisas badan oo la xiriira cudurka Coronavirus

Garowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxay xaqiijisay in 12 qof oo hor leh laga…

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo ku dhawaaqay gogol cusub oo shir isdhageysi ah

Garowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga Puntland…

DHAGEYSO: Maxay tahay Sababta ay Jubbaland u qaadacday Shirka maanta ka furmay Muqdisho + (Ogow Xog)!

Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa qaadacay Shirka Madasha Iskaashiga Somaliya oo maanta ka furmay…

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo maanta Garowe tababar uga furay laamaha garsoorka Puntland

Garowe (Halqaran.com) – Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta magaalada Garowe tababar uga…