Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ‘Rooble’ oo kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa khamiistii…

Wasiiru dowlayaal ka tirsan Jubbaland iyo Puntland oo Beesha Caalamka kala hadlay arrimaha doorashooyinka

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiiru dowlayaal ka tirsan dowlad goboleeydada Jubbaland iyo Puntland ayaa magaalada Muqdisho kula…

Madaxda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug oo kawada hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan…

Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeybgalay aaska marxuum Shaafi Raabi +(SAWIRRO)

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka…

Axmed Madoobe ‘‘Markii la ogaaday in Aniga & Deni aynu tagayno Shirka Dhuusamareeb3 waa la soo gabagabeeyay”!

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe) oo goor-dhow khudbad ka jeediyay…

UPDATE: Ciidanka DF Somaliya oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno cusub oo ku yaalla…

Kismaayo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya, in ciidamada maamulka Jubbaland iyo…

DHAGEYSO: Xildhibaan Daahir Jeesow oo Farmaajo ka codsaday in la xiro Axmed Madoobe

Muqdisho (Halqaran.com) – Xidlhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka kana soo horjeeda…

M/weynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo maanta la filayo inay soo gaaraan Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso warbaahinta Halqaran News ayaa sheegaya, in Axadda maanta ah la…

Jubbaland ‘‘Waan ka tashaneynaa qodobbadii ka soo baxay Shirka Dhuusamareeb 3‘‘

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, Galmudug, Hirshabeelle,…

Mareykanka oo War culus ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb, Qaswadayaal ku tilmaamay Puntland & Jubbaland

Muqdisho (Halqaran.com) – Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa xalay qoraal kooban ka soo saartay Shirka Dhuusamareeb…

QM oo baaq deg-deg ah u dirtay Puntland iyo Jubbaland, ”waa niyad jab ka maqnaanshooda”!

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James swan ayaa ugu baaqay Maamullada Puntland iyo…

Ciidanka Milateriga Somaliya iyo kuwa Jubbaland oo howlgal qorsheysan ka fuliyay J/Hoose

J/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa…