XOG CUSUB: Mareykanka oo Soomaaliya siinayo taageero dhinacyo badan leh & weliba…

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Mareykanka ayaa faah-faahin dheeri ah ka bixisay kulan Muqdisho ku dhex maray…

Maxay ka wada hadleen Odayasha Beelaha Hawiye iyo RW ku-xigenka dalka ee kulmay?

Muqdisho (Halqaran.com) – Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa Tallaadadii maanta…

XOG XASAASI AH: Guddiga Doorashooyinka JUBBALAND oo maanta war cusub kasoo saaray doorashada

Kismaayo (Halqaran.com) – Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, oo isniintii maanta shir jaraa’id…

Maxaa ka soo baxay Kulankii Madaxda Jubbaland iyo Taliyaha guud ee AMISOM ku dhexmaray Kismaayo?

Kismaayo (Halqaran.com) – Magaalada Kismaayo oo maanta gaaray wafdi uu hoggaaminaayay Taliyaha Guud ee Ciidamada Amisom…

DAAWO SAWIRRO: Odayaal dhaqameed ka tagay Muqdisho oo madaxweynaha Somaliland kula kulmay Hargeysa

Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qaabilay Odayaal…

AKHRI: Maxay ka soo baxay kulankii M/weyne Farmaajo iyo guddiga la socodka Dastuurka +SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi iyo…

UPDATE: Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta ee Wakiilka Q.M James Swan iyo Madaxweynaha Somaliland?

Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Axaddii maanta kulan gaar ah la…

Wasiir Beyle oo Jaaliyadda Soomaalida Mareykanka kala hadlay arrimo ay ka…

Washington (Halqaran.com) – Wasiirka maaliyadda ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa…

Wax ka Ogow natiijada Kulankii madaxweyne Farmaajo iyo Hay’adaha Amniga ee Muqdisho +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan muhiim ah isugu…

AKHRI: Waxyaabihii lagu heshiiyay kulankii ay labada Aqal dhexmaray

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan wadajir ah ku yeeshay guddiyadda joogtada ah ee…

Dhuusamareeb: R/W Kheyre iyo guddiga dib u heshiisiinta oo arrimo xasaasi ah kawada hadlay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaare ee xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee…

Madxweyne Farmaajo oo Wafdiga Midowga Afrika ku qaabilay Madaxtooyada (Muxuu u sheegay?)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka…