RW Rooble oo kulan dar-dargelin ah la qaatay hoggaanka maamulka gobolka Banaadir

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo…

Madaxweyne Farmaajo oo xil ka qaadis & magacaabis sameeyay

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed…

Maamulka Gobolka Banaadir oo shaaciyay natiijada imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad

Muqdisho (Halqaran.com) – Ku-simaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan,…

DHAGEYSO: Duqa Muqdisho ‘‘Waxaan maamul ahaan ka shaqeyneynaa qabsoomidda doorasho qof iyo cod ah”!

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha goblka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar Filish)…

Muqdisho: Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo Al-Shabaab oo la iclaamiyay

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maalinta Khamiista lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabto bannaanbax ballaaran oo…

Maxaa baajiyay ciyaartii Caawa Finalka aheyd ee degmooyinka gobolka Banaadir? (Ogow Sababta)

Muqdisho (Halqaran.com) – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa war ka soo saaray cayaartii Finalka ee Degmooyinka Gobolka…

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Shirka Arbaclaha ee maamulka gobolka Banaadir?

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish)…

UPDATE: Maamulka gobolka Banaadir oo u hanjabay dadka wararka been abuurka ah ka faafiyay Duqa Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in Gudoomiyaha Maamulka Gobolka…

DAAWO SAWIRRO: Guddoomiye Cumar Finish oo maanta kulan muhiim ah la qaatay Ku-xigeennadiisa (Muxuu kala hadlay?)

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish)…