Madaxweynaha Puntland oo kulamo siyaasadeed ka wada Nairobi & Axmed Madoobe oo Safar ah

Nairobi (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulamo siyaasadeed waxaa uu…

Madaxweyne Deni oo Taliye cusub u magacaabay ilaalada Madaxtooyada Puntland

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 51…

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro iyo Wasiiru Ku-xigeeno +(Magacyada)

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.45…

Madaxweynaha Puntland oo Odayaasha dhaqanka ee Qardho kala hadlay Xaaladda daadadkii ku soo…(SAWIRRO)

Qardho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii…

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Qardho oo ay daadad dad ku dhinteen ku fatahay +(SAWIRRO)

Qardho (Halqaran.com) – Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Talaadadii maanta booqasho ku tegay…

Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo guddoomiye cusub u magacaabay Nugaal, kaddib markii la dilay…

Garowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddoomiyaha gobolka Nugaal, kadib…

Madaxweynaha Puntland oo qanciyay Odayaasha gobolka Bari ee ku kacsanaa

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Jimcihii maanta Qado Sharaf…

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo qaadacay Sharciga Doorashooyinka Soomaaliya

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane, Axmed…

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland & Wafdi uu horkacayo oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Dhahar +(Ogow Ujeedkiisa)

Dhahar (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo…

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo maanta goobo muhiim ah kormeeray

Boosaaso (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Axaddii maanta kormeer ku…

Madaxweynaha Puntland oo shaaca ka qaaday in KISMAAYO ay Nabadi ka jirto

Boosaaso (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaadhan oo uu…

WAR CUSUB: Xubnaha golaha Wakiillada Puntland oo go’aan culus ka qaatay Madaxweynaha Saciid Deni!

Garoowe (Halqaran.com) – Qaar ka mid ah Xubnaha golaha Wakiilada Puntland oo Axaddii shalay shir jaraa’id…