Madaxweyne Qoorqoor oo ku dhawaaqay dagaal looga xorreynayo Al-Shabaab deegaannada Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku dhawaaqay howgal ka…

Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo codsaday in la taageero heshiiskii doorashada dalka

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo khudbad ka jeediyay…

Madaxweyne Qoorqoor oo kulan muhiim ah la yeeshay Xisbiyada Mucaaradka +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho…

Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo dib ugu soo noqday Dhuusamareeb +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayay oo…

Madaxweyne QoorQoor oo dalka Turkiga u ambabaxay

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi kaariye (QoorQoor) ayaa Galabta safar shaqo…

Xubno caan ah oo ka mid noqday golaha wasiirrada cusub ee Galmudug (Akhri Magacyada)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Golaha Wasiirrada maamulka Galmudug oo ka kooban 23 Wasiir ayaa lagu dhawaaqay, sida…

XOG: Maxaa ka jira in Ahlu Sunna laga wareejiyay dhaqaalihii ka soo geli jiray Garoomada Guriceel iyo Dhuusamareeb?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Ahlu Sunnada Galmudug ayaa waxaa markii ugu horeysay laga wareejiyay dhaqaalihii kaga soo…