Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay agaasime ku-xigeenka Madaxtooyada

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxa…

Madaxweynaha Hirshabelle oo xilkii ka qaaday Wasiir, mid kalena magacaabay

Jowhar (Halqaran.com)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda…

Puntland, Jubbaland & Hirshabeelle oo shaaciyay xubnaha ku matali doona guddiga farsamo ee doorashooyinka

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle oo ka duulaya war-murtiyeedkii kasoo baxay…

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo magacaabay guddi doorasho

Garoowe (Halqaran.com) – Kulanka 19-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha…

Akhriso: Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabis sameeyay

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magacaabay…

Taliska ciidanka xoogga dalka oo magacaabay taliyeyaal iyo ku xigeenno (Akhriso)

Muqdisho (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu soo magacaabey…

AKHRISO: Guddoonka Aqalka Sare oo magacaabay guddi isku keenista DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyada

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa magacaabay Guddiga Isu…

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro iyo Wasiiru Ku-xigeeno +(Magacyada)

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.45…

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Madaxda maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka Sida

Garowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne…

AKHRISO: Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wasiir ku-xigeenno & wasiir dowlayaal

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxwenaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo dhammeytiray golihiisa…

Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir & Racfaanka

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka…

XOG: Golaha Wasiirrada oo maanta xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay Taliyayaasha Ciidamada Nabad-Sugidda

Muqdisho (Halqaran.com) – Shirka golaha wasiirrada oo Khamiistii maanta uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka…