XOG DAAWO VIDEO: Culimada Puntland, ‘‘Waxay aheyd in Meydka la aaso inta aan Xilka laga qaadin Dhoobo Daareed‘‘!
Garoowe (Halqaran.com) – Culimada Puntland ayaa khudbaddii Jimcaha maanta uga hadlay dhacdadii ka dhacday Baarlamaanka Puntland, taasi oo sababtay Dhimasho iyo Dhaawac. “Riditaankii guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Dhoobo-Daareed deg-deg baa kujirey,…