Qaramada Midoobay oo Madaxda DFS ugu baaqday in la dhammeeyo xadgudubyada ka jira Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo Jimcaha maanta ay ku beegan tahay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubka…

UPDATE: Kiisaska cusub ee Covid-19 ee laga diiwaan-geliyay Somaliya & Wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa…

Mareykanka oo si weyn u soo dhaweeyay hada-hadallada DF Somaliya iyo Somaliland uga bilowday Jabuuti

Muqdisho (Halqaran.com) – Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhaweysay wada-hadalada Dowladda Federaalka…

Shirka Wada-hadallada ee u dhaxeeya DF Somaliya iyo Somaliland oo ka furmay Jabuuti

Jabuuti (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Jibuuti ee wadanka Jabuuti galabta ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda…

UPDATE: Wasaaradda Caafimaadka oo diiwaan-gelisay Kiisas cusub oo Covid-19 ah

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxay xaqiijisay in dalka oo idil laga diiwaan-geliyay 48 xaaladood…

Update: Tirada dadka uu ku dhacay Coronavirus gudaha Somaliya oo kor u dhaaftay 2000 oo ruux

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona…

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Galmudug oo xil muhiim ah looga magacaabay dowladda Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya…

Dadka u dhintay Coronavirus gudaha Somaliya oo gaartay 72 qof

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona…

Wasiirka Caafimaadka: 71 kiisas ayaa la diiwaan-geliyay 24-kii saac ee la soo dhaafay, tirada guud waa 1,573

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Caafimaadka i yo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay…

Maxkamadda ICJ oo markale dib u dhigtay dacwadda badda ee u dhaxeysay Soomaaliya iyo Kenya

Hague (Halqaran.com) – Maxkamada ICJ ayaa ku dhawaaqday in mar kale dib loo dhigay waqtiga dhageysiga…

UPDATE +VIDEO: Kiisaska cusub ee Covid-19 oo dalka laga diiwaangeliyay & Wararkii ugu…

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in…

UPDATE +VIDEO: 64 kiisas cusub oo Covid-19 oo laga diiwaan-geliyay Somaliya & Wararkii ugu dambeyay

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in…