UPDATE: Xoghayihii KMG ee Xafiiska R/wasaarihii hore oo xilkii laga Xayuubiyay

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaqadda ka ceyriyay Cabdirisaaq…

Duqii magaalada Beledweyne oo xilkii laga qaaday, mid cusub-na loo magacaabay

Beledweyne (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaja Gudaha ee Maamulka Hirshabelle, ayaa…

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hor-yimid xil ka qaadista RW Kheyre +(War-murtiyeed)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor yimid guud ahaan qorshaha baarlamaanka Soomaaliya uu…

UPDATE: Xasan Cali Kheyre oo si deg-deg ah dib ugu soo noqday Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’isul wasaarihii Xukuumadda, Xasan Cali Kheyre oo Sabtidii maanta Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida…

Guddoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday, Walaalkiisana loo magacaabay

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyihii Degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir C/raxmaan Maxamed Cali, ayaa xil ka qaadis…

Madaxweynaha KGS Laftagareen oo wasiirro xil ka qaadis ku sameeyay, kuwo kalena magacabay

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed (Laftagareen) ayaa Xil…

Madaxweynaha K/Galbeed oo xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa xil ka…

Duqa Muqdisho oo xilka ka qaaday guddoomiyihii degmada Shibis, Xabsigana dhigay! +(Sababta!)

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa…

FAALLO – Puntland: Xil ka-qaadis itus oo itaabsii ah!

FAALLO (Halqaran.com) – Puntland khilaafkii siyaasadeed ayaa isu rogay gacan ka hadal. Ciidamada Boliiska Puntland ayaa…

WAR DEG DEG: Gobolka Sanaag oo go’aan lama filaan ah ka qaatay maamulka Puntland + Xiisad cusub

Sanaag (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in deegaano ka mid ah…