Warar Cusub

Faah-faahin ku saabsan ganacsadihii caanka ahaa ee lagu dilay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya, dil maanta magaalada Kismaayo loogu geystay mid ka mid ah ganacsatada ugu caansan deegaannada Jubbaland gaar ahaan magaalada Kismaayo. Wararka ayaa sheegaya,…

Wararka Jarmalka

Jarmalka oo 1,500 qaxooti ah ka soo qaadaneysa dalka Gariiga

Berlin (Halqaran.com) – Dowladda Jarmalka ayaa wadda qorshe ah inay 1,500 oo qaxooti ah ka soo qaadato dalka Gariiga, islamarkaana ay siiso deganaasho. Angela Merkel, hoggaamiyaha dalka Jarmalka iyo wasiirka…

Dallad ay ku mideysan yihiin Jaaliyadaha Soomaalida ee ka jira dalka Jarmalka oo la sameeyay +(SAWIRRO)

Dortmund (Halqaran.com) – Shirka ay isugu yimaadeen maalinnimadii shalay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ka dhisan magaalooyinka iyo gobollada dalka Jarmalka oo ka dhacay magaalada Dortmund ee gobolka Nordrhein Westfalen oo ay…

Maqaallo /Fikrado

Maqaal – Khayre oo Taageero ka Raadinaya Kenya iyo Norway

Tartanka u dhexeeya madaxwaynaha Maraykanka, Donald Trump iyo musharax Joe Biden waxaa midba midka kale ku eedeeya oo ku dhaleeceeya inuu xiriir ganacsi iyo mid siyaasadeed la leeyahay dawlado shisheeye,…

VIDEO: RW Rooble oo uga mahadceliyey Xildhibaanada Ansixinta Golaha Wasiirada